Qaar ka mid ah dhallinyaradii kufsiga ka geystay Ingriiska oo xabsiga loo kordhiyay

Qaar ka mid ah dhallinyaradii kufsiga ka geystay Ingriiska oo xabsiga loo kordhiyay

daajis.com:-Labo dhalinyaro Soomaali ah oo reer Bristol ah oo ku lug lahaa tacadiyo dhanka galmada ah sida kufsi iyo jir dil iyo kaganacsiga jirka oo ay u gaysteen afar gabdhood oo aan qaangaadr ahayn oo horay xabsi loogu xukumay ayaa hadda markale loo kordhiyay sanadadii ay xidhnaan lahaayeen wiilashaasi.



Saciid Zakariya oo laba iyo labaatan jir ah horayna loogu xukumay kow iyo tabansano oo xarig ah ayaa hadda waxaa loogu kordhiyay shan sano oo xabsi ah.


Halaka Cumar jimcaale oo Labaatan jir ah oo horay ugu xukunaa labo sano oo xarig ah hada loogu daray hal sano oo xabsi ah.


Wiilashan oo horay loo maxkamadeeyay Bishii kaw iyo tobnaad ee sanadkii hore ayaa waxa ay qayb ka ahaayeen koox burcad ah oo ka kooban sagaal nin oo u tacadiyo galmo u gaystay afar gabdhood oo da'yar ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada