daajis.com:-Habeen danbe oo taariikhda ku beegan 28 Janaayo ayaa guud ahaan Tiyaatarada dalka Swedan waxaa laga daawan doonaa Film xiiso leh oo laga sameeyay dhalinyaradii Soomaalida ee ka qeyb gashay ciyaarihii barafka adduunka ee ruushka lagu qabtay sanadkii hore.
Filimkaan oo lagu magacaabo Trevligt Folk oo lasii daayay hordhaciisa ayaa waxaa ka muuqda dhalinyarada Soomaalida iyo nin Indha yar oo ka mid ahaa dadkii dhaqaalaha ku bixiyay dhalinyaradan una suurageliyay inay tartankaasi ka qeybgalaan, isagoo si guubaabo iyo qiiro leh ula hadlaya.
Dhalinyaradan oo degan dalka Swedan ayaa waxaa qeybta hoose idin kugu soo xulnay labo labo qeybood oo hordhaca filmkaan.
HALKAN KA DAAWO FILM-KA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at