Video:- Fanaan sharafta ka dhigay Gabar soomaali ah Iyo Malaayiin Muuqaalka daawatay

Video:- Fanaan sharafta ka dhigay Gabar soomaali ah Iyo Malaayiin Muuqaalka daawatay

daajis.com:- Waayadan danbe ayaa waxaa fanka soomaalida uu gaadhay halkiii ugu xumaa, kadib markii ay kusoo xoogaysteen dhaqamo aan wanaagsanayn kuwaasi oo ay hormuud ka yihiin Fanaaniinta Cusub.

Dhowaan ayaa waxaa soo baxday hees uu soo qaaday Fanaan Soomaaliyeed taasi oo maryaha u dhigtay.

Sidoo kalana waxaa maanta Fanaanka Qoomaal yare uu soo qaaday hees taasi la mid ah sidoo kalana ay la matalayso Gabadh soomaaliyeed, Waxaana dadka Falanqeeya Arimaha fanku ay sheegeen inuu Heestaan dhowaan Jiingada kala degi doono CABDI GOOD oo siwayn u falanqeeya Arimaha fanka iyo Dhaqan xumada soo xoogaystay waayadan danbe.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada