VIDEO:- Ganacsatadii Ka Qaxday Magaalada Soweto oo loogu baaqay in ay ku soo laabtaan Dukaamahooda

VIDEO:- Ganacsatadii Ka Qaxday Magaalada Soweto oo loogu baaqay in ay ku soo laabtaan Dukaamahooda

daajis.com:- Boob iyo Bililiqo baaxadweyn oo lagulo kacay Ganacsatada ajaanibta ah oo ay ka mid yihiin kuwa Soomaalida ayaa isbuucii la soo dhaafay ka qarxay xaafadaha isku raranta ah oo ay dadka madoobi dagaan ee Dalkaasi Koonfur Afrika.

Boobkan ayaa dhaliyay Qasaaro naf iyo maalbaleh, oo lagula kacay dadkii Ajaanibta ahaa, waxaana halkaasi lugu bililiqaystay hanti balaaran haba u badnaadaane kuwa Soomaalida.


Halkaan Ka Daawo Video-ga


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada