daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Shamara’arke Caawa ku dhawaaqay golaha wasiiirda xukuumada Soomaaliya.
Tirada wasiirada ayaa sida qoraalka ka muuqata ka kooban Labaatan Wasiir.
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in uu dib ka soo magacaabi doono wasiir ku xigeenada iyo wasiiru-dowlayaasha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at