Akhriso: Golaha Wasiirada cusub ee Ra’ iisul Wasaaraha uu Xalay ku dhawaaqay

Akhriso: Golaha Wasiirada cusub ee Ra’ iisul Wasaaraha uu Xalay ku dhawaaqay

daajis.com:-  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada, Kuxigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha.

Golaha Wasiirada cusub ayaa intooda badan sidoodii usoo laabtay, iyadoo aysan ka muuqan isbadalo buuran, marka laga reebo Fahad Yaasiin oo aan ka dhex muuqan, booskiisana lagu badalay C/weli Ibraahim Muudey oo horay Dowladdii KMG ugu soo noqday Guddoomiye Kuxigeen.

Waxyaabaha ku cusub Golahan Wasiirada ayaa waxaa ka mid in Wasaaradda Gaashaandhiga loo magacaabay Labo Wasiir Kuxigeen.

Maalinta Isniinta ayaa la filayaa in Baarlamaanka la horgeeyo Golaha Wasiirada cusub, iyadoo xaalada ay wax badan iska badashay, maadaama Xukuumaddan ay ka dhex muuqdaan Xildhibaanadii horay u diiday labadii xukuumad ee Ra’ iisul Wasaaraha uu soo dhisay.

Magacyada Wasiirrada

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda

7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka

11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta

12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha

15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta

20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka

21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha

22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta

25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda

26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda

2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda

3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga

4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)

5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada

6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka

7. Daa’uud C/kariin Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha

8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka

11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha

12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda

13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta

14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabadalla Xuseen Cali iyo Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi labada waa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga

7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda

8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka

12. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

13. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

15. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha

16. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

17. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

18. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

20. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta

21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka

22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta

26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada