SAWIRRO: Shirkaddaha korontada oo ku tartamaya koronto gelinta magaalada Muqdisho

SAWIRRO: Shirkaddaha korontada oo ku tartamaya koronto gelinta magaalada Muqdisho

daajis.com:-  Magaalada Muqdisho oo sii ballaaraneyso ayaa waxaa sii kordhaya baahiyaha ay dadka u qabaan inay helaan koronto dayo leh oo howlahooda shaqo ay ku qabsadaan, waxaana shirkaddaha baahiyahaasi buuxiyay ka mid ah shirkada korontada Midnimo Electric Company (MECO).


Shirkaddan ayaa dhawaan waxay bilowday dayactir ay ku sameyneyso baalayaasha la mariyo fiilooyinka korontodada,iyadoo marar qaar ay dhaliyaan baalooyinkaasi iyo fiilooyinka mara halis ku timaada dadka, mararka qaarna sababta dhimasho.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada