VIDEO:- Dowladda Joordan oo bilaawday in ay u aargudo Duuiyihii Nolosha Looga gubay

VIDEO:- Dowladda Joordan oo bilaawday in ay u aargudo Duuiyihii Nolosha Looga gubay

daajis.com:- Boqorka dalka Joordan ayaa booqasho ugu tagay reerkii uu ka dhashay duuliyhii ay kooxda Daacish maalmo ka hor ku gubeen Magaalada Raqqa ee dalka Suuriya,

Afhayeen u hadlay dowladda Joordan ayaa warbaahinata u xaqiijiyay in dalkiisa uu bilaabay weeraro isdaba joog ah oo xagga cirka ah oo ay ku beegsanayaan fariisimaha kooxda Daacish.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada