Daawo video: 8 jir Atariisha Somali ah oo keentay Filiman dhowr ah iyo waraysi xiisa leh oo la la yeeshay

Daawo video: 8 jir Atariisha Somali ah oo keentay Filiman dhowr ah iyo waraysi xiisa leh oo la la yeeshay

daajis.com:- Halkaan waxaan idinkugusoo gudbinaynaa muqaalka waraysi aad uxiisa badan oo lala yeeshay Amran oo ah gabar Somali ah oo da,deedu tahay 8 jir oo dhigtay riwaayado iyo Filimaan gaa gaaban oo aad uxiisa badan.

Gabadhan oo aad uyar ayaa waxa ay Riwaayadaha la keentaa Sooraan iyo Jawaan oo ah jilayaal caan ah oo kusugan Somaliland.

HALKAAN  KADAAWO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada