Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyay xerooyin Shabaab

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyay xerooyin Shabaab

daajis.com:- Saraakiil Kenyan ah oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay maanta duqeeyeen laba xarumood oo ay sheegeen in ay saldhig u ahaayeen Al-Shabaab.


Goobta iyo qoorta ay duqeymuhu dheceen ayaanana wali si buuxda loo faah-faahin, balse waxa ay saraakiishu sheegeen in ay gadaal ka faah-faahin doonaan.

Duqeymahan ayaa imaanaya xilli dhawaan ay Shabaabku weerareen Jaamacadda Gaarissa, halkaas oo ay ku dileen dad ku dhow 150-ruux oo arday ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada