Video :- Farmaajo oo ka hadlay sababaha dad badan ugu biireen Al-Shabaab

Video :- Farmaajo oo ka hadlay sababaha dad badan ugu biireen Al-Shabaab

daajis.com: R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay TV-ga NBC ee dalka Mareykanka, ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in joogitaanka ciidamada kasocda wadamada deriska la ah Soomaaliya, ay Al-Shabaab u sahleyso iney helaan dagaalyahano cusub.

Waxa uu sheegay in Al-shabaab ay ka faa’iideeysaneyso cadawtinimada soo jireenka ah ee Soomaaliya kala dhaxeyso Kenya iyo Itoobiya.

“Waxaa jira dad wali maanka ku haya cadawtooyada ka dhaxeyso Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah oo al-shabaab ugu biiraya sidii ay ciidamadaas ula dagaalami lahaayeen” ayuu yiri Farmaajo.

Halkaan ka daawo wareysiga Farmaajo:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada