VIDEO: ROBOT Karin Kara 200 Oo Cunto Oo Kala Duwan Iyo Qaabka Uu Shaqaynayo

VIDEO: ROBOT Karin Kara 200 Oo Cunto Oo Kala Duwan Iyo Qaabka Uu Shaqaynayo

daajis.com:- Tiknoolajiyada caalamku maalinba wax cusub ay ku soo kordhiyaan saynisyahano maskaxmaal ah, waxaana hada soo baxay ROBOT karin kara 2000 oo cunto oo kala duwan. Telefoonada caaqilka ah(smartphone) ayaa ROBOT-ka cuntada kaga dalbaysaa kadibna sidii aad rabtay ayuu kuugu karinayaa.

ROBOTKAN wuxuu suuqa caalamka la keeni doonaa 2017-ka oo qofkii raba oo awooda uu iibsan doono.

Hoos ka daawo qaabka ROBOT-kani u shaqeeyo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada