daajis.com:- Soomaalida Qurbaha ka laabtay ayaa bilaabay inay Soo bandhigaan Sawirradda isbedelka uu dalka ku tilaabsanayo, iyo Quruxda Naturalka ah ee ilaahay wadankeena ku Manaystay.
Dhalinyaradan ayaa bilaabay inay Soo bandhigaan Muuqaal ka badalan kan Aduunka uu Dalka Soomaaliya ka haysto , iyadoo Soomaaliya laga aaminsanyahay in ay tahay meel uu qof bini’aadan ah ku noolaan karin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at