DAAWO: Sheekadda Ka Socoto Dalka Maraykanka oo kale oo ka Bilaabatay Dalka Israa’el (VIDEO)

DAAWO: Sheekadda Ka Socoto Dalka Maraykanka oo kale oo ka Bilaabatay Dalka Israa’el (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa laba maalin ka hor booliska dalka Israa’el uu si cunsurinimo (Jinsinacayb) ah u dilay nin itoobiyaan ah oo ka mid ah askarta militeriga ah ee dalkaasi Israa’el.

Ninkan ayaa la sheegay in uu jidka iska marayay markii nin booliska ka tirsan uu u sheegay in wadadaas uu san mari karin isagoo aanu u sharaxin sababata, ka dibna waxaa meeshii ka dhacay dagaal.

Bilawgii Qalalaasaha


Dadka madowga ah ee ku nool dalka Isra’el oo badanaa ka soo jeeda yahuuda Itoobiyaanka ah ayaa waxay booliska dalkaasi kala kulmaan tacadiyo badan, iyagoo xitaa loo diido in guryaha laga kireeyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada