Daawo: Soomaali Ku Banaanbaxday Safaaradda South-Africa ee Dalka Ingariiska (VIDEO)

Daawo: Soomaali Ku Banaanbaxday Safaaradda South-Africa ee Dalka Ingariiska (VIDEO)

daajis.com:- Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Ingariiska ayaa waxay maanta banaanbax ay uga soo hor jeedaan tacadiyada lagu hayo dadka Soomaalida ah ka dhigeen albaabka hore ee safaaradda Dalka South-Afrika ay ku leedahay dalkaasi Ingariiska.

Bishii la soo dhaafay ee April bartamaheedii ayaa waxaa dalka South Africa ka dhacay dilal iyo Boob loo gaysanayay dadka soo galootiga ah ee ku ganacsada Xaafadaha isku raranka ah ee magaaladda Durban ee dalka South-Africa.


Dagaaladan ayaa goortii danbe ku fiday magaalooyin badan ee wadankaasi ku yaal, iyadoo halkaasi lagu dilay Dadbadan oo Africaan iyo Soomaali isugu jiro.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada