Daawo Video Telefishanka Dalka Norway Ee NRK Oo Weraysi Xiiso Badan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Daawo Video Telefishanka Dalka Norway Ee NRK Oo Weraysi Xiiso Badan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

daajis.com:- Telefishanka NRK ee saldhigiisu yahay magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa warbixin xiiso leh ka sameeyey Somaliland, wuxuuna weraysi la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo hadda Oslo ku jooga safar shaqo, hoos ka daawo barnaamijkaasi


Halkaan Hoose ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada