daajis.com:- Gudoomiyaha ururka Ucid Mr.Feysal Cali Waraabe ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ruuxa ugu weerarka badan inta la yaqaan ee Siyaasiinta Soomaaliyeed kaas oo mar kasta weerar afka ah u geeysta shacab ama dad kala duwan.
Feysal Cali Waraabe oo mar naba ku guuleeysan doorashada Somalilad ayaa bil kasta waxa uu iska soo duubaa isaga oo aflagaadeenaya siyaasiin kala duwan wuxuuna arintaas ku muteeystay in lagu aamini waayo xilal muhiim ah .
RIIX HAL KAAN OO DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:31 and have
, Published at