Ninkii Caaqilka Ahaa Ee Damcay Inuu Furo Xaaskiisa iyo Wuxuu Kala Kulmay Dadkii Deegaanka ‘XUSHMEE XAASKAAGA’.

Ninkii Caaqilka Ahaa Ee Damcay Inuu Furo Xaaskiisa iyo Wuxuu Kala Kulmay Dadkii Deegaanka ‘XUSHMEE XAASKAAGA’.

daajis.com:- Nin Caaqil ah ayaa wuxuu damcay inuu Xaaskiisa furo, dadkii ayaa waxey ku yiraahdeen Maxaad u Fureysaa Xaaskaaga?, kolkaas ayuu ku yiri:- Ruuxa Caaqilka ah ma Falanqeeyo Sirta isaga iyo Xaaskiisa. (Sidii ayuuna ku soo furay).

Haddaba, markuu furay ka dib ayaa waxey misana ku yiraahdeen: Xaaskaaga maxaad u Furtay?, kolkaas ayuu haddana ku yiri:- Leysma weydiiyo Gabar Ajnabi iga ah Xaalkeeda.

Haddaba, Dulucda ujeeddada ee Mowduucani wuxuu yahay Ma wanaagsana in Ninka dadka uga hadlo Arrimaha Quseeya isaga iyo Xaaskiisa, Naagtana sidoo kale, waana Qalad inuu midba midka kale uu Dadka ku hor Xanto, waloow uu Calafku dhamaaday, misana waxaana Hubaal ah inuu jiro Cadow ku Farxaayo kala tagooda.

Wabillaahi Towfiiq.
(EEBOOW ISLAAMKA U GAR-GAAR).
W.Q:- Macoow Ustaad.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada