DAAWO:- Ethiopia oo Loo Aqoonsadey Meesha Ugu Fiican ee Loo Dalxiis Tago Caalamka

DAAWO:- Ethiopia oo Loo Aqoonsadey Meesha Ugu Fiican ee Loo Dalxiis Tago Caalamka

daajis.com:- Wadanka Ethiopia ayaa la siiyay abaalmarinta dalxiiska Adduunka ee ugu Wanaagsan sanadka 2015 kadib markii  wadamo badan oo caalamka ka mida loo qaaday cod.

Wadanka Ethiopia ayaa la sheegay abaalmarinta dalxiiska ee la siiyay inuu ku mutaystay qurux dabiiciga ah ee ilaahay ku deeqay dhulkaasi waxana ka mida sawirada lala dhacay sawiro muujinaya Weynida Diinta Islaamka iyo Quruxdeeda.
Isku soo wada duubo wadanka Itoobiya ayaa  la siiyey abaalmarinta Golaha Yurub ee Dalxiiska iyo Ganacsiga, kuwaas oo quruxdiisa dabiiciga ah aad u fiican, Soddon ka mid ah dalalka calaamka ayaa ka qayb qaatay abaalmarinta sanadkan, iyada oo Itoobiya ay ka gashay kaalinta ugu sareysa.



Halkan Ka Daawo Sawirada Quruxda badan ee Calaamada Diinta Islaamkuna ka Dhex Muuqato










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada