daajis.com:- Is rasaaseeyn mudo kooban socotay ayaa dhex martay ciidamada nabad galyada ee Booliiska Soomaaliyeed iyo Maleeshiyaad hubeeysan oo ka tirsan ururka Al Shabaab kuwaas oo iska soo dhigay TAXI waxeeyna wateen gaari cusub oo ay qofkee doonaan ku qaarajin jireen.
Maleeshiyaadka Al Shabaab oo ku qaraaban jiray qaab TAXI ah ayaa waxeey la dageen dhaawicii ka saarnaa gaarigaan waxaana iminka baaritaan lagu hayaa gaarigaan oo horay iyo gadaalba looga soo dhajiyay lambar iyo taariko been abuur ah .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:43 and have
, Published at