daajis.com:- Waxaa Sanadkaan aad u soo go’ay dalaga Mooska oo ah kan ugu badan ee ka baxa degmada Afgooye.
Beeraleyda mooska Beerta ee degmada Afgooye ayaa sheegay in Sanadkani Beeraley badan ay ku soo biireen abuuritaanka Dalaga Mooska, taas oo keentay in qiimaha Moosku uu aad hoos ugu dhaco.
Arintani ayaan ku faraxsanayn suuqleyda sida tafaariiqda ah uga ganacsada mooska, iyagoo sheegay in uu hadda mooska uu ku baaro, maadaama uu mooska hadda sidii roobkii isaga daba dhaco suuqyada Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at