Daawo:Sheekh Max'med Jibriil oo Qunuudka Ku Habaaray Alsiisi iyo Nidaamka Faasidka Masar.

Daawo:Sheekh Max'med Jibriil oo Qunuudka Ku Habaaray Alsiisi iyo Nidaamka Faasidka Masar.

daajis.com:- Wax lama filaan ah ayay aheyd in mid kamida culimaa'udiinka wadanka Masar uu ku dhiirado habaaridda nidaamka Cabdi Fataax alsiisi iyo saraakiishiisa dambiilayaasha ah.


27 Ramadaan 1436 xilli habeen saqdhexe ah oo malaayiin muslimiin ah ay u taagnaayeen salaadda Tahajudka ayna raadinayeen Habeenka Laylatul-qadri oo ka fadli badan 80 sanadood ayuu sheekha qaariga ah Max’med Jibriil wuxuu allaah ku dacweeyay nidaamka dabadhilifka Masar.

Sheekha ayaa qunuudka ku habaaray Nidaamka faasidka Alsiis kumanaan muslimiin ah oo masjidka ku tukanayay ayaa aamiinta qabta ducada sheekha halka dadka qaar ay ilimaynayeen.


Habaarka sheikh Max’med Jibriil ayaa ka caraysiiyay Xukuumadda Masar markii dambana sheekha iyo jamaacadiisa ayaa laxiray,wasiirka awqaafta Masar ayaa amray in la maxkamadeeyo sheikh Jibriil oo uu ku tilmaamay mid xagjir ah.

Hoos Ka Daawo Warbixin


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada