Filim meel ugu dhacay dugsiyada Qur’aanka si-na u fiican: Video

Filim meel ugu dhacay dugsiyada Qur’aanka si-na u fiican: Video

daajis.com:- Film-kan oo ah mid ka turjumaya sida Al-Shabaab maskaxda ugu xado ama u duufsado caruurta aan qaangaarin ayaa waxaa soo saartay Hay’adda CCD ee xarunteeda tahay magaalada Muqdisho, inkastoo Hay’addu ay ku fududaaday qaabka jilista iyo afkaarta uu xambaarsan yahay, walow ay meel ugu dhacday Macalliminta iyo Dugsiyada Qur’aanka Kariimka lagu barto, isla markaana ku timaamtay hay’adda in dilalka Al-Shabaab geysanayaan laga soo abaabulo Dugsiyadaasi.

Waa suuragal in ay jiraan dugsiyo u dhisan qaabkaasi, balse sida hay’adda u jishay sheekadda ama qaabka madalaada ay ka bixisay dugsiyada ee laga soo abaabulo dilalka ay kala duwan yihiin. waxaana filmka qeyb ka ah qaabka ragga shabaab ka tirsan u adeegsadaan dharka jalbaabada iyo indha shareerka u xertaan.


Waa meel ka dhac loo geystay dugsiyada qur’aanka kariimka lagu barto, maadaama filmka uu muujinaayo in dilalka dadka waxgalka ah iyo dadka kale loo geysanayo in laga soo abaabulo dugsiyada diinta iyo qur’aanka lagu barto.

Hay’adda CCD ayaa inta badan sameysa barnaamijyo wacyi gelin ah oo dhinaca nabdda quseeya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada