Akhriso: Qaabka uu u dhacaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe +Jadwalka

Akhriso: Qaabka uu u dhacaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe +Jadwalka

daajis.com:- 1.Saxiixayaasha maamulka loo sameenaayo Gobalka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

1.Gudoomiyaha gobalka Hiraan

2.Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Dhexe

3.Waziirka amniga

4.Wasiirka    macdanta    iyo    batroolka

5.Wasiirka    Kaluumeysig

6.Wasiirka    shaqada    iyo    Shaqaaalaha

7.Wasiirka    Dhalinyarada    iyo    isboortiga

8.Wasiirudowlaha    Maliyadaa

9.Wasiirudowlaha    Madaxtooyda

10.Wasiirudowlaha    Xafiiska    raysul    wasaaraha

11.Wasiirudowlaha Ganacsiga

12.Waziirka arimaha Gudaha

Waxaa    kaloo    ka    qayb    glaya    saxiixa    beesha    caalamka    oo    ah    korjoogto.

1.Magacaabista    gudiga    Farsamada    (25-­‐35)    qofood    inta    u    dhaxeysa, 06-­‐15/08/2015    Wasiirka    arimaha    gudaha    oo    kashanaya    wasiirada    Xildhibaanada,    maamulada    iyo    waxgaradka    ka    so    jeeda    labada    gobol.

2.Diyaar gareynta hay’adaha shirka  maalgalin lahaa iyo  goobihii shirka qaban lahaa 15-30 /08/2015, Wasaarad Gudaha.

4.Furitaaanka Shirka maamula u sameynta labada 1 September 2105 waxaana furaya M/weynaha ama R/wasaaraha qofkii jooga .

4- Wajiga koowaad ee  shirka (dib  u  heshiisiin   iyo  1-20 September   2015   Gudiga  farsamada Gudiga heer wasiir ee maamula u sameynta          .

5- Furitaanka wajiga labaad    ee shirka oo ah wajiga 20-September ilaa 20  Ocotober 2015 Madax Raysul  jooga.

6.Soo xulista Xildhibaanada     Mamul  goboleedka 20-Septe ilaa  20 Oct   2015 Odayaasha dhaqanka beelaha.

7.Sameynta Kaararka   1 Nov2015 Gudiga Farsamada

8.Kal fadhiga  koowaad ee barlamaanka Labada gobol  1 November 2015 Gudoomiyaha  Fedeaalka

Xildhibaanda la soo xulay.

11.Dajinta xeerka 2-4 November 2015 Xubnaha barlamaanka

12.Magacaabida gudiga doorshada Gudoomiyaha Barlamaanka 5 November  Gudoomiyaha KMG ah ee             Baarlamaanka.

13. Doorasha Gudoomiyaha Barlamaanka   7 Nove  Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka.

14- Magacaabista                gudiga  dooroshada M/weynaha maamulka iyo ku xigeenkiisa 9 Nove Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka            ayaa ku dhawaaqaya.

15. Qabashada Araajida Murashaxiinta 10 Nov Gudiga doorashada  Barlamaanka  ayaa qabanaya.

16. Dhageysiga     qudbooyinka murashaxiinta 11 Nov 2015 Dhamaan   Xildhibaan Baarlamaanka Maamulk              a ayaa joogaya.

17.Doorashada M/weynaha iyo ku Xigeenkiisa 14 Nov 2015   Xildhibaanada    Barlamaanka Maamulka ayaa dooranaya.

18.Xafladda Caleema saarka M/weynaha maamulka  1 Dec 20    Madaxweynaha ama R/wasaaraha    midkood ayaa ka qeybgalaya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada