daajis.com:- Dawlada Maraykanka ayaa waxa ay qorshaynaysay in wakhtiga dhow ay u tababarto Falaagada Siiriya 15 kun oo ciidan oo la dagaalamidoona Dowlada uu madaxwaynaha u yahay Bishaar Al Asad.
Marar badan ayuu Maraykanku isku dayay in uu Falaagada in uu siyoo Awood ay kula dagaalamaan Madaxwaynaha Suuriya Bishaar, taasi oo uu iminka ku fashilmay Dalka Maraykanku.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at