daajis.com:- Inta badan waxa ala yaab leh qaabka ay u dhaqmaan dumarka soomaaliyeed ee ku barbaaray qurbaha ,taasi oo ay inta badan iska raadiyaan ama iska matalaan Dhaqamada dadka ajaanibta ah.
wax yaabaha ayaab ka leh ayaa ah in aysan ragooda wax ka maqal iayaga oo sheegaya in ay xoryihiin shaqada gurigana u simanyihiin Raga iyo Dumarka isqabaa, waxayna dhaawac wayn u gaysatay arintaasi dhaqanka Suuban ee Soomaaliyeed.
Hadaba Flimkaan ayaa waxa uu ka hadlayaa qaabka ay ragooda ula dhaqmaan dumarka qurba joogta ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at