daajis.com:- Haweeneey u dhalatay wadanka Pakistaan ayaa waxa ay halis u gashay sidii ay mar un ula kulmi laheyda Atooraha Weyn ee Boollywoodka Salman Khan.
Haweeneydan ayaa waxa aytahay fans sida aadka u taageera actor-kan u dhashay wadan dariska ay yihiin ee India, wadan India ayaa waxa ay soo gashay ayadoo aanan sidan waxa Passapor ama dal kugal ah, waxa ay ka soo gudubtay xuduuda labada dal u dhexeeysa si ay mar un nolosheeda ula kulmi laheyd Atoorahan ay tageerto.
Intee ay ku soo gudo jirtay safarkeedi sharci darada ahaa ayaa waxa ay police-ka wadan ka India ku qabteen magaalada Jalandhar City iyagoo islamarkiiba u gudbeiyay qeydta immigration-ka si ay wadankooda ugu musaafuriyaan, waad socdaalka ee magaaladaasi ayaa waxaa ay ugu dareen joogitaankeeda dalka India 5 maalin oo qura, mar ayada waxa laga weydiiyay dokumintigeedi ayaa waxa ay ku jawaabtay sidan :''Aniga waxa dokumenti ah ma heysto waayo waaxaan iga qaatay waalidiinteeyda, waxa ayna ii diidanaayeen in soo aado magaaladan, sidaasi awgeed ayaan anigana waxaan go 'aansaday in halkaan imaado''.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at