daajis.com:- Faysal cali Waraabe oo Ka Mida Qabqablayaasha Maamulka Siilaanyo Laguna Yaqan Faanka aan Gaadhin Meel DHeer Siiyaasina SHeegta Balse aan Waji Siyaasi aan Lahan ayaa waxaa uu Ku Hanjabay Hadii Loo Dooran Waayo Maamulkaas in uu Hogaamiye isagu Ka Noqdo in uu DHacayo Karbaasha iyo kala Hayaan,
HALKANK DAAWO VIDEO
Waxaana uu yidhi”Meeshan Hagaagi mayso ilaa aad dooratan Xisbigayga Warna doonta Oo Hadad Nadooran weydaan ciqaab ayaa idinku socota xag ilaahay ayaa la idinka ciqaabaya intaa aad leedihiin inaadeerka ugu rid war ciqaabka ha la idinka dul qaade na doorta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at