daajis.com:- Waxaa Video laga helay dhalinyaro rag ah oo u dhashay dalka Sacudiga kuwaasoo Wadooyinka Jidah ku camirtay ama ku ceebeystay laba Gabdhood oo Sacuudiyaan ah kuwaasoo xoogoo labiskooda uu cajabin waayay dhalinyarada Sacuudiga.
Riix Halkan Si aad Muuqaalka u daawato,
Labada Gabdhood oo isla socday ayaa jirkooda qaar muuqdeen taasoo u muuqatay waxa raga ka xanaajiyay waxaana marba dhinac lagu orinayay gabdhahaasi iyadoo meeshaay u dhaqaaqaan lala dhaqaayo. Inkastoo indhashareer ay wateen hadana dharkooda ayaa qafiif ah meelaha qaarna jirkooda laga arkayaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at