daajis.com:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xusseen Muungaab oo ku Suggan Magaalada Niarobi Ee Xarunta Dalka kenya ayaa waxaa uu ka Dhawaajiyay Hadallo Maamulka Gobolka Banaadir Lagu Eedeynayay Muungaab ayaa Waxaa uu sheegay in ay Warbaahintu Baratay in ay Mar Walba Faafiso Wax aan ka Jirin Gobolka Banaadir Islamarkaana ay Xaqiqda ka Fogaato
Waxaa uu sheegay in Magaalada Muqdisho Waxyaabaha Lagga sheegaayo Ee Dhul Boobka ahi ay Yihiin Wax aan Jirin oo La Abuuray Sidda uu Yiri
Waxaa uu Maamulka Puntland Ku Edeyay Muungaab in ay Wax Xun uu sheegayaan oo ay Mar Walbo ku Hayaan Hebel ayaa Xamar Guri looga dhacay’
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at