daajis.com:- Wariye Nimco samriye oo kamid ah wariyaasha Soomaaliyeed kuwa ugu Caansan Kana Mida kuwa Loogu Jecelayahay ayaa waxaa Horay u Qabi Jiray nin Lagu SHeegay in uu aad u Facweynaa waxaana Lasheegay in Jacal dheex Maray asan isku Guursan oo arrimo Kale ay Ku Dooratay odaygaas Hore, oo ay wada Joogeen Mudo Sanado Gaadhaysa.
Hadaba Nimco waxaa ay Ka Dalbatay in uu Furo Ninkii aadka Dada Wenaa Sawirkiisana ay qarin Jirtay Markii uu Furitaankaas ay Mudo Sugaysa Waxaa ay ku Guulaysatay in ay Ka Heesho Warqadeedii Kadibna Waxaa ay Calmatya, Xuseen guuleed jaamac afgaab oo Hada ay wadageen Hooyga Farxad waxaan Lagu Tilmayaa in Nimco cumar maxamed Samriye.
Arrinkeedu Yahay Kamaydho Wixii Ku Soomaray sawirradan Hoos Ka Muuqad Waxaa Laga Dareemayaa Farxad iyo in Nimco Karasatay Wixii Horay Soo Maray. Dareen Ficil Huwan Wey Muujisay,
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at