Daawo : Wasiirka Aminga Iyo Gaashaandhiga ee Khaatumo Oo Afka Furtay Iyo Puntland Iyo Buuhoodle

Daawo : Wasiirka Aminga Iyo Gaashaandhiga ee Khaatumo Oo Afka Furtay Iyo Puntland Iyo Buuhoodle

daajis.com:- Wasiirka Aminga iyo Gaashaandhiga ee Khaatumo State Col. Ismaaciil Ahmed Cumar ayaa waraysi uu bixiyey isla markaana boqolaal qof ku dhagaysanayeen barta 60ka


kaga waramay xaalada amni ee magaalada Buuhoodle uan  dhexeeyey shacabka iyo ciidamo maamulka PL ah oo weeraray magaladaas iyo shacabkeedii. Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada nabadeynta ee deegaanka Dharkayngeenyo oo uu sheegay inay odayaasha dhaqanka loo daayey, wuxuu sidoo kale ka hadlay arimo ka socda magaalada Xamar.uhoodle, dagaalkii




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada