daajis.com:- Ciidamada dalka Isra’el ayaa maanta gudaha u galay dhismaha Masjidka Al-Aqsa ee ku yaala dhulka falastiiniyiinta oo ay Yuhuuda Xooga ku heysato.
Goobjoogayaal ayaa Saxaafadda u sheegay in iska hor imaadka maanta dhacay uu u dhaxeeyay ciidamada Yuhuuda iyo shacab Falastiiniyiin ah, kaasi oo bilowday kadib markii ciidamadii ay dhismaha masjidka ay gudaha u soo galeen.
Warbaahinta magaalada Jerusalem ayaa laga soo xiganayaa in ciidamada Booliska ay adeegsadeen Bambaanooyin iyo rasaas caaga ka samaysan iyaga oo ku ridayay shacabka Falastiin ee ka carooday tallaabada ciidamadaasi.
Masjidka Al- Aqsa waa goobta Seddexaad oo ay ummadda Muslimiinta aaminsan yihiin marka laga soo tago Makka iyo Madiina.
Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at