daajis.com:- Ciise Maxamuud Aar oo mida Ganacsiaatda gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa Luuqad adag kula hadlay Wasiirka aminiga maamulka Puntland, Isagoo soo xiganaya hadal dhawaan ka soo yeedhay.
Ciise Maxamaduu Aar ayaa wasiirka ku eedeeyay inuu yahay shakhsiga huriyay colaada ka soo cusboonaatay deegaanada Qorilay iyo Tuula Jalam ee gobolka Sool iyo Nugaal taasoo dhawaan ku coladaasi ku nafwaayeen dhawr iyo toban qof oo labada dhinac ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at