Daawo: Danjire Jaamac & Bashiir Goobe oo booqday Maxaabiis Kenya ku dhibaateysan & arinta lagu sifeeyay..

Daawo: Danjire Jaamac & Bashiir Goobe oo booqday Maxaabiis Kenya ku dhibaateysan & arinta lagu sifeeyay..

daajis.com:- Danjiraha Wadanka Soomaaliya u fadhiya  Wadanka kenya Jamaal mahamed Xasan  iyo Wafti uu Hogaaminayay ayaa Booqasho ku Tagay magaalada Mabmasa ee dhacda Xeebta wadanka kenya ooy ku Xidhanyihiin  Dhalinyaro tira badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo loo Haysto inay yihiin Budhcad badeed.

Waftigan uu Hogaaminayay  Danjire Jamaal mahamed waxaa kamid ahaa  Qusulka Safaarada Soomaaliya Cali bagadi, Madaxii hore ee Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Bashiir Goobem Xubno ka Socday Xafiika Qaramada midowbay iyo Madaxa Nabad Sugida Wadanka kenya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO




Maxaabiista Soomaaliyeed ayaa waxaa halkaasi kula hadlay Danjire Jamaal mahamed Xasan una Geeyay Dharkii Ciida, waxaa kale uu Safiirku u sheegay Maxaabiist ay halkaasi ku booqdeen inay  ku Dadaalayaan  Sidii ay Dalkoodii dib ugu laaban lahaayeen una helin lahaayeen Xaqoodii, Dhanka kale maxaabiista ayaa  Warbaahinta Lahadashay  kuna soo bandhigtay  Daryeel la’aanta ku heysata  Xabsiga ay mudada dheer ku jireen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada