daajis.com:- Waxaa habeenimadii xalay qeybo kamid ah Caalamka lagu arkay Dayax Madoobaadka loo yaqaano Blood Moon, waxaana goobaha xalay laga arkay ugu badan Qaarada Amerika , Yurub ,Afrika iyo Bariga Qaarada Aasiya.
Dayax Madoobaadka Blood Moon ayaa ah marka ay bishu ama Dayaxa si weyn ugu soo dhawaado Dunida uuna ku beegmo xooska dunidda, waxaana dayax madobaadkan oo kale in la arko u dambeysay sanadii 1982-dii.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:25 and have
, Published at