Daawo Sawirada:- Bandhig Faneed Cajiib ah oo 20-sano kadib lagu qabtay Magaalada Baladweyne

Daawo Sawirada:- Bandhig Faneed Cajiib ah oo 20-sano kadib lagu qabtay Magaalada Baladweyne

daajis.com:- Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa mudo 25-sano kadib lagu qabtay Bandhig Faneed cajiib ahaa, waxaana daawashada Bandhigan kasoo qeyb galayay dadweyne badan oo ku dhaqan Magaaladaasi.

Kooxda Fanka ee Xiddiga Muqdisho ayaana Bandhigan ku qabtay Magaalada Baladweyne , waxaana fanaaniinta kooxdaasi ay soo bandhigeen heeso Cusub iyo kuwa hore oo si weyn ugu riyaaqeen dadkii daawanayay.

Saraakiisha amaanka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Bandhig faneedkan lagu qabtay Magaalada Baladweyne ay muujineyso sida amaanka Magaalada uu usoo hagaagay.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada