DAAWO: Tv-ga Dawlada oo Barnaamij Cajiiba ka diyaariyey dabaal-dega Ciida

DAAWO: Tv-ga Dawlada oo Barnaamij Cajiiba ka diyaariyey dabaal-dega Ciida

daajis.com:- Tvga qaranka Soomaaliya ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyey dabaal dega ciida, iyada oo
suxufiga weyn ee Cabdullaahi Wiish uu xarunta Tvga isugu keeney fanaaniin miisaan leh.


Halka uu toos uga qayb galiyey fanaaniin ku sugnaa Dubai oo uu kamid ahaa fanaanka caanka ah ee xidigaha geeska ee Cabdi Hani Xaashi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada