Islaamka ku nool China oo laga mamnuucay ineey la baxaan Magacyada Muslimiinta

Islaamka ku nool China oo laga mamnuucay ineey la baxaan Magacyada Muslimiinta

daajis.com:- Doowlada Shiinaha ayaa soo saartay amar ay dadka Muslimiinta ah ee daga Gobolka Xinjiang uga mamnuuceyso ineey Caruurtooda u bixiyaan magacyada ay la baxaan dadka Muslimiinta ah.

Deegaanka Xinjiang, ayaa waxaa ku nool Muslimiinta ugu badan dal weynaha Shiinaha.

Doowlada Shiinaha ayaa sheegtay in hadii Bulshada Muslimka ah ee ku nool Xinjiang, aysan u hogaansamin awaamiirtaas, la ciqaabi doono ama caruurtooda aan loo ogolaan doonin ineey dhigtaan Iskuulada Dowlada.

Magacyada ay Doowlada Shiinaha Mamnuucday waxaa kamid ah, Saadaam,Xuseen,Asadulaahi,Bin Laden, Cabdulcasiis.

Sidoo kale magacyada dumarka Islaamka ay la baxaan ee la mamnuucay waxaa kamid ah: Amaana, Muslima, Caa’isha, Faadima iyo Qadiija.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada