daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Baladweyne gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers kaas oo diyaarad khaas iyo ciidamo gaar ah watay.
Generalkan ayaa waxaa safarkiisan Baladweyne ku wehliyay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d'Urso.
Waxaa garoonka magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Abdulrahman Dhimbil iyo sarkaal kale oo Itoobiyaan ah kuwaas oo ciidanka AMISOM u qaabilsan Sector IV.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at