daajis.com:- Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeral C/risaaq Khaliif Cilmi oo khudbad ka jeediyey xafladii xilwareejinta ee shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay Arimo dhowr ah.
Janeral C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa ku faanay inay wax badan qabteen labada sano iyo barka ay xilka hayeen,isagoo sheegay inay ku guuleysteen inay hir geliyeen Hool weyn oo lagu shiro xaflada Xil wareejinta ka dhacday iyo inay noqdeen saraakiishii ugu horeysay ee ku shaqeeya Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga 25 sano kadib.
Hoos ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at