daajis.com:- Warbixin muuqaal ah oo laga diyaariyey Xaalada iyo shaqada Dekada Magaalada Kismaayo ayaa waxa laga baahiyey Tv-ga Somali Cable oo ka mid ah Telefeshinada Afka Soomaaliga wax ku tebiya.
Muuqaalka Dekada Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu yahay mid isbadel laga dareemayo iyadoo ay jirto in seddex bilood oo bad xiran ah laga soo laabtay.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka Kismaayo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at