daajis.com:- Oday 92 jir ah ayaa isbitalka kusoo booqday xaaskiisa oo waayeel cad ah, taasoo sagaraad ah, wuxuuna u sheegay in uu jeceyl daran u qabo, isagoo ku dhuftay hees xusuus gelisay Islaantiisa oo laga qaaday xafladii arooskooda 73 sano ka hor.
Muuqaalkaan oo barta Youtube-ka ay soo dhigeen caruurta ay dhaleen ayaa waxaa daawaday mudo isbuuc ka yar 5,620,488 qof.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:58 and have
, Published at