Al-shabaab oo dishay saraakiil ka tirsan Booliska Kenya

Al-shabaab oo dishay saraakiil ka tirsan Booliska Kenya

daajis.com:- Ugu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq.

Weerarkan ayaa la sheegay in maleehsiayda Al-Shabab ay u adeegsadeen gantaallo garabka laga tuuro iyaga oo burburiyey mid ka mid ah baabuurta booliiska halkaaisna ku dilay lab aka mid ah ciidanka.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha gaadhay dhinaca maleehsiyada Al-Shabab.

Weerarrrada ka dhaca degaankaas ayaa inta badan ay sheegaan maleeshiyada Al-Shabab mas’uuliyadooda.

Dhowaanna booliiska Kenya waxay ka digeen in maleehsiyada Al-Shabab ay kooxo hubaysan u dirayaan gudaha Kenya si ay weerarro u gaystaan xilliga roobka oo maritanaka jidadku adag yihiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada