Angela Merkel oo loo doortay shakhsiyada sanadka

Angela Merkel oo loo doortay shakhsiyada sanadka


daajis.com:- Hogaamiyaha Jarmalka haweenayda Angela Merkel ayaa majallada Time ee dalka Maraykanku u magacawday inay noqota Shakhsiyada Sannadka 2015ka. Waa haweenayadii 4aad ee hesha abaalmarintaas ilaa laga soo bilaabo 1927.

Time ayaa ku bogaadiyey Hogaaminta Merkel oo meel qiimo leh iska taagatay xalinta dhibaatada muhaajiriinta iyo xaalada daymanka yurub , tafatariha Majaldda Time ayaa sheegtay Nancy Gibbs ayaa sheegtay inay tahay Angela Merkel siyaasiyda ku dhiiratay inay dadkeeda waydiisato waxaan siyaasiyiinta kale ku dhiiran karin

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada