Banaanbaxyo Looga soo horjeedo musharaxan Donald Trum oo ka Socdaa magaalada New York

Banaanbaxyo Looga soo horjeedo musharaxan Donald Trum oo ka Socdaa magaalada New York

daajis.com:-  Banaanbaxyo Looga soo horjeedo musharaxan Donald Trum ayaa ka Socdaa Xarunta musharaxan uu ku leeyahay magaalada New York

maalmihii la soo dhaafay waxa ay noqotay meel dad badan ay banaanbaxyo ay ugaga soo horjeedaan Trump ka dhigaan

Tobanaan Muslimiin ah ayaa ku tukatay afaafka hore ee xafiisyada musharaxa madaxweyne ee dalka Maraykanka Donald Trump ahna xarunta uu ololaha ka wado magaalada New York iyagoo cabasho ka ah hadalo uu Islaamka ugaga soo horjeedo oo musharaxan ka soo yeertay.

Dadkan oo tiradooda lagu qiyaasay labo boqol ayaa isugu soo baxay Midtown Manhattan waxayna wateen boorar ay ku qornaayeen in aysan ahayn argagaxiso aysana ahayn in lala xiriiriyo koox sida IS oo kale ah.
Trump ayaa hore ugu dhowaaqay in Muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan dalka Maraykanka sababo la xiriira weero argagaxiso ah oo lagu qaaday magaalada Paris dalka Fansiiska iyo San Bernardino oo dalka Maraykanka ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada