Cabsida Muslimiinta Magaalada Bermingham ee dalka Ingariiska (VIDEO)

Cabsida Muslimiinta Magaalada Bermingham ee dalka Ingariiska (VIDEO)

daajis.com:- Muslimiinta ku nool magaalada Bermingham ee dalka Ingariiska ayaa waxaa la soo gudboonaatay wel wel ku saabsan diintooda iyo sida dadka kale ay u arkaan diintooda.

Cabsidan haysa dadka muslimiinta ah ayaa waxa ay sii korortay, kadib markii ay dowladda Ingariiska ku dhawaaqday inay ka qayb qaadanayso dagaalka lagula jiro Argagixisada.


Cabsidan la soo gudboonaatay muslimiinta magaalada Bermingham ayaa ah mid ay kaga baqayaan inay sii kordhiso Cunsurinimada loo adeegsado dadka Muslimiinta ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada