daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Ilsaam (Madooeb) ayaa maanta u baxay safar uu kusoo kala bixin doona wadamada Kenya iyo Ethiopia.
Madaxweynaha oo garoonku kula hadlay saxaafada ayaa a ayaa shacab iyo masuuliyiinba kula dardaarmay in amniga laga wada shaqeeyo maadaama ay magaalada Kismaayo martigelinayso shir muhiim ah oo madaxda Soomaaliyeed iskugu imaan doonaan, Hoos ka daawo madaxweynaha oo ka warbixinaya safarkiisa ka hor intii uusan ka dhoofin garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at