DAAWO CADEYN: hadalka gen: Morgan Jeediyey 3-SANO Ka hor, ee hada Laga Seexan waayey magaalada HARGEYSA

DAAWO CADEYN: hadalka gen: Morgan Jeediyey 3-SANO Ka hor, ee hada Laga Seexan waayey magaalada HARGEYSA

daajis.com:- Gen: Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo kamid ahaa Saraakiishii Dawladii dhexe ee Soomaaliya, ayaa wuxuu Sanadii 2012-kii   ka qayb galay Munaasibad magaalada Nairobi lagu qabtay oo Loogu dabaal degayey Dhismaha maamul Goboleedka ee Soomaaliyeed ee Khaatumo State, Waxaana Muuqaalkaas Barta Youtube Si rasmi ah loosoo geliyey (Jan 31, 2012-kii). HOOS KA DAAWO


Morgan oo Xiligaasi khudbad ka jeediyey madashaas ayaa sheegay in deegaanada Khaatumo ay u taagan yihiin midnimada Soomaaliya, Wuxuuna sidoo kale fariin u diray maamulka Hargeisa “Somaliland waxaan leeyahay  waa inay Khaatumo ixtiraamto,h addii kale waanu iska celinaynaa, Khaatumo waxay u taagan tahay midnimada Soomaliya”


Qaar kamid ah warbaahinta maamulka Somaliland ayaa maalin dhowayd (Dec 6, 2015) waxay dib barta Youtube-ka usoo geliyeen Hadalkii Morgan uu jeediyey Sadex Sano, Iyagoo ka dhigaya Muuqaal iyo War cusub, waxayna Taasi keentay in xubnaha Saska ka qaba Magaca MORGAN ay kasoo caytamaan magaalada Hargeisa.


FG: Warbaahinta Kalshaale.com waxay markasta Bulshada usoo gudbinaysaa waxyaabaha taagan iyo Sidoo kale dhacdooyinka Laga been-sheego.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada