Daawo Channel 4 oo barnaamij cajiib ah ka sameeyay Jihadi Thomas Evans oo al-shabaab katirsanaa

Daawo Channel 4 oo barnaamij cajiib ah ka sameeyay Jihadi Thomas Evans oo al-shabaab katirsanaa

daajis.com:- Thomas Evans, oo ahaa muwaadin asal ahaan kasoo jeeda dalka UK mudana ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya, ayaa Bishii June ku dhintay weerar ay ciidamada Kenya ku qaadeen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen dhulka Keymaha Xeebta Lamu.

Ninkaan oo kamid ahaa ajaanibta ka barbar dagaalanta Al-shabaab, ayaa wuxuu qabay Gabar Soomaaliyeed oo 13 sano jir ah.

Channel 4 oo ah TV ka howlgala gudaha dalka UK, ayaa barnaamij xiiso badan ka diyaariyay qaabkii uu Thomas Evans ugu soo biiray Al-shabaab.

Halkaan ka daawo:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada